Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo

Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo

0

Muqdisho – Waxaa jiray waqti dunida soo maray oo dadku aysan aqoon magaca magaalo. Waxayna ku noolaan jireen caksigeeda. Ma aqoonin gaadiid bireed lagu socdaalo – iskaba daa dayuurad lagu dhoofo. Taas badalkeeda wixii agtooda yiillay ayaa uga dhifnaa wax ka badan noloshooda.

Markii danbe waxaa timid nolol kale oo sidata fursado ka baxsan midda ay ku jireen ee miyiga. Taasina waxay qaadatay magaca magaalo.

In kasta oo la tilmaamo in – magaca reer magaal u taagan yahay – jaadka kamid ah Lo’da oo harraadka iyo gaajada u nugul, marka loo eego qoraaga buugga Qoto-dheerida Erey-bixinta af-Soomaaliga Abdikadir Nuur Hashi, hadana nolosha magaale-nimada waxay la timid wax muuqda.

Hadaba warbixin ku saabsan fursadaha u dhaxeeya nolosha miyiga iyo magaalada waxaa inoo diyaariyay wariye Zakariya Xasan Maxamed.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version