Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Gimenez oo shaki lagelinayo safashada kulanka UCL ee Real iyo Atletico

Gimenez oo shaki lagelinayo safashada kulanka UCL ee Real iyo Atletico

0

Muqdisho – Daafaca Atletico Madrid, Jose Gimenez ayaa hardan ugu jiro kamid noqoshada ciyaartoyda kulan Talaadada ay kooxdu kula balansan tahay dhiggeeda Real Madrid ciyaar katirsan Champion League.

Gimenez waxaa laga saaray qeybtii hore ee ciyaartii ay kooxdu 5-0 ku xaaqday  Las Palmas. Laacibka qaranka Uruguay wuxuu ku dhaawacmay is-jiid dhex maray isaga iyo Kevin-Prince Boateng daqiiqaddii 25aad. Waxaana lagu badalay Thomas Partey.

Wiilasha Diego Simeone ayaa u safri doona Santiago Bernabeu. Waxaana Atletico wali ku daaban mahadhada ay kala kulantay fnalka xagaagii hore – markaas oo Real Madrid ay gool ku-laad kaga badisay.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version