Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Goolhayaha Arsenal Petr Cech oo markii 11aad ku guuleystay abaal-marinta Czech Republic...

Goolhayaha Arsenal Petr Cech oo markii 11aad ku guuleystay abaal-marinta Czech Republic Golden Ball

0

Muqdisho – Goolhayaha Arsenal, Petr Cech ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinta  Czech Republic Golden Ball award xagaaga 2016-17.

Waa markii 11aad inta uu ku jiro xirfaddiisa ciyaaraha kubadda cagta oo gool-haya Arsenal la abaal-mariyo biladdan – tiyoo uu Cech ka caawiyay Gunners-ka inay booska shanaad ku dhameysato kala horreynta horyaalka PL England iyo inay ku guuleystaan koobka FA Cup-ka.

Abaal-marintan waxaa lagu bixiyaa ra’yi ururin laga qaado wariyayaasha gudaha ee dalka Czech Republic.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version