Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Aragtida Islamka Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo

Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo

0

Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah.

Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan in la bixiyo Zakaatul fitriga.

Haddaba goorma ayey gu wanaagsan tahay in la bixiyo Fitrada,waxaa ka jawaabaya Sheekh Shariif Maxamed Cumar

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/6089803484468303

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version