Home Habka-Nolosha Hana-qaadka Arsenal ee Reiss Nelson oo ay doonayaan PSG iyo Madrid

Hana-qaadka Arsenal ee Reiss Nelson oo ay doonayaan PSG iyo Madrid

0
during the Premier League 2 match between Arsenal and Liverpool at Meadow Park on August 25, 2017 in Borehamwood, England.

Muqdisho – Hana-qaadka  Arsenal ee Reiss Nelson ayaa waxaa ceyrsanaya kooxaha Paris Saint-Germain iyo Real Madrid, sida ay sheegtay Daily Mail.

18-jirkan ayuu heshiiskiisu dhacayaa sanadka soo aaddan, hayeeshee laacibkan ayaa la’aamin-sanyahay in uu doonayo inuu waqti kusii qaado garoonka kooxda ee Emirates Stadium, isla markaana naadiga Arsenal qudheeda ayaa diiradda saareysa sidii ay kusii ceshan laheyd xiddigan dhalin-yarada ah kuna wanaagsan difaaca bidixe.

Kooxaha tunka weyn ee PSG iyo Madrid ayaa doonaya in ay soo xera galiyaan xiddigan, halka kooxaha waaweyn ee England ay qudhoodu xiiseynayaa da’yarkan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version