Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Haweenka Haweenay geeriyootay iyada oo ka qeyb galaysa tartan ku saabsan cunnista buskut

Haweenay geeriyootay iyada oo ka qeyb galaysa tartan ku saabsan cunnista buskut

0

Himilo – Haweenay u dhalatay Australia ayaa geeriyootay iyada oo ka qeyb galaysa tartan dhaqameedka gaarka ah ee cunnista buskutka magaalada Harvey Bay ee dalkaasi.

Bogga News 9 ayaa soo wariyay dhacdada intii lagu guda jiray dabaal degyada qaranka ee Australia oo sida caadada ah la qabto tartano kala duwan sida tartanka cunnista buskutka.

Haweenayda 60 jirka ah ayaa la tilmaamay inay geeriyootay markii ay cuntay xad badan oo kackac iyo buskut ah.

Australia, marka la joogo dabaal degyada qaranka iyo munaasabadaha gaarka ah, waxaa la qabtaa tartano xiiso leh oo badankood ku saabsan dhaqanka cunto ee dalka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version