Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Haweeney app lagu haasaawo u sameysay shaqaalaha ku xayiran Suez Canal

Haweeney app lagu haasaawo u sameysay shaqaalaha ku xayiran Suez Canal

0

Himilo – Lixdii maalmood ee tagtay markab xammuul waday ayaa ku xanibnaa Suez Canal ee dalka Masar. Dhacdadan ayaa indhaha caalamka si weyn u soo jiidatay.

Marka laga tago markabka ku dhagay kannaalka, Doomo iyo maraakiib kale ayaa sidoo kale isla kannaalkaas ku xayirmay oo sugaya in marinku furmo.

Shaqaalaha la socda maraakiibta ayaa wajahay wakhti adag. Haweeney ku nool San Francisco ayaa sameysay app haasaawo wadaag ah oo ay ugu tala gashay shaqaalahaas.

Dedaalada Markabka dib loogu dhaqaaqinayay ayaa ugu dambeyn suura galiyay inuu biyaha si buuxda dib ugu dul-sabbeeyo oo marinku furmo.

Xayiraadda marin biyoodkan waxay saameysay dhaqaalaga masar iyo kan dunida kale. 3 milyan oo tan oo badeeco ah ayaa si maalinle uga gudbi jirtay.  

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version