Home Habka-Nolosha Ibrahimovic oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United

Ibrahimovic oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United

2

Zlatan Ibrahimovic ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta Manchester United kaddib markii uu suuqa xorta ah uga soo dhaqaaqay kooxda PSG.

Tiro kooxo ah oo u badan kuwa ka cayaara Yurub ayaa si weyn loola xiriirinayay inay xiddigan gacanta kusoo dhigi karaan, hayeeshee goordhow ayuu mareegtiisa Twitter ku xaqiijiyay inuu ku biiray Manchester United.

34 jirkaan ayaa bogiisa Twitter kusoo qoray “Waxaa la joogaa waqtigii ay adduunyadu ogaan laheyd, in calafkeyga xiga uu yahay Manchester United.”

 

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version