Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Immisa saacadood ayaa laga soomayaa dalalka carabta?

Immisa saacadood ayaa laga soomayaa dalalka carabta?

0

Himilo FM –Saacadaha soonka  ee dalalka caalamka ayaa kala duwan bisha Ramadaan, waxaana ugu wacan wakhtiga habeenkii oo lagu kala gedisan yahay.

Sida laga soo xigtay shabakadda Rotana, Aljeeriya ayaa noqonaysa dalka carbeed ee saacadaha ugu badan laga soomayo sannadka 2019. Dadka Aljeeriya waxay af xernaan doonaan muddo 16 saacadood ah billowga illaa dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tan caksigeeda, Soomaaliya ayaa laga soomayaa saacadaha ugu yar, waxaa la tilmamayaa 13 saacadood iyo 30 daqiiqo.

Sacuudiga: 14 saacadood iyo 40 daqiiqo

Imaaraadka Carabta: 14 Saacadood iyo 33 daqiiqo

Kuwait: 14 Saacadood iyo 55 daqiiqo

Cumaan: 14 Saacadood iyo 31 daqiiqo

Baxreyn: 14 Saacadood iyo 42 daqiiqo

Joordan ama Urdun: 15 Saacadood iyo 12 daqiiqo

Falasdiin: 15 Saacadood iyo 4 daqiiqo

Syria: 15 Saacadood iyo 17 daqiiqo

Lubnaan: 15 Saacadood iyo 15 daqiiqo

Masar: 15 Saacadood iyo 3 daqiiqo

Ciraaq: 15 Saacadood iyo 15 daqiiqo

Moroko: 15 Saacadood iyo 16 daqiiqo

Yaman: 14 Saacadood iyo 7 daqiiqo

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version