Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Madadaalo India: Nin booliska ku dacweeyay lo’diisa

India: Nin booliska ku dacweeyay lo’diisa

0

Himilo – kiis mar la arag ah ayaa laga soo weriyay gobolka Karnataka ee waddanka India. Nin beeralay ah oo ku nool gobolkaas ayaa booliska ku dacweeyay lo’diisa.

Ramaiah waxaa la soo tebiyay inuu saraakiisha la wadaagay dacwo ka dhan ah lo’diisa taas oo ah in afar ka mid ah lo’diisa aysan caano lahayn.

Wuxuu sheegay inuu  si maalinle ah u daaqsin geeyo sacaha labada subaxnimo isla markaana uu dib ugu soo celiyo guriga afarta galabnimo.

Balse wuxuu intaa ku daray inuusan ka helin muddo afar cesho ah wax caano ah, wuxuu booliska ka codsaday inay xaliyaan dhibaatadaas.  Balse booliska ayay tani ku noqotay amakaag!

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version