Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Juan Mata oo dalab ka helaya Inter Milan.

Juan Mata oo dalab ka helaya Inter Milan.

1

Muqdisho – Inter Milan ayaa lagu soo warramayaa inay u soo ban-dhigtay Manchester United saxiixa Joao Mario si ay uga hesho kubad sameeyaheeda Juan Mata.

Mata ayaa la joogay Red Devils tan iyo 2014, waxaana uu dhawaan sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu sii joogo Manchester, inkasta oo uu qandaraaskiisa haatan uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Sida laga soo xigtay wargeyska Corriere dello Sport, Inter ayaa soo jeedisay in Man Utd si toos ah ula wareegaan Mario – kaas oo afar kulan oo Serie A ah ku soo bilowday xilli ciyaareedkaan, laakiin tababaraha United Jose Mourinho ayaan diyaar u aheyn in uu Mata ka diro kooxda.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version