Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Deegaan Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka

Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka

0

Himilo – Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan.

Waxay ka kooban tahay aqal yar iyo dhowr geed oo waaweyn iyo sidoo kale fadhi ardaaga guriga horyaala.

Waxay dhacdaa soohdinta ay wadaagaan dalalka Maraykanka iyo Kanada. Waxayna ku fadhisaa wareeg dhan 330 mitir taas oo ka dhigan tan ugu yar caalamka. Waxaa iibsaday qoys Sizeland ah sannadkii 1950-kii si ay ugu nastaan.

Balse marnaba maanay fileyn inay jaziiraddani noqon doonto goob dalxiiseedka ugu yar jaziiradaha dunida oo soo jiida indhaha caalamka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version