Home Habka-Nolosha Juventus oo 40M Gini ku bixinaysa hanashada goolhayaha AC Milan ee Donnarumma

Juventus oo 40M Gini ku bixinaysa hanashada goolhayaha AC Milan ee Donnarumma

0

Muqdisho – Juventus ayaa isku dayaysa inay adduun lacageed gaaraya 80 malyuun oo Gini kusoo jiidato goolhayaha kooxda AC Milan ee  Gianluigi Donnarumma, sida ay warinayso Calciomercato. 

17-jirkan ayaan la gali karin heshiis dheeri ah naadiga AC Milan kahor bisha February markaas oo uu 18-jirsan doono. Hayeeshe Juventus ayaa quuddareynaysa inay ku bixiso adduun lacageed si ay u keento gegida kooxda ay ku ciyaarto ee Alienza Arena ee magaalada Torino.

Sidoo kale macalin Massimilano Allegri ayaa da’yarkan u balanqaaday mushahar dhan 10 malyuun sanadkiiba muddada afarta sano ah si uu uga soo dhaqaaqo kooxda ay loolamaan ee Milan.

 

 

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version