Home Cayaaro Juventus oo iibin karta Cristiano Ronaldo

Juventus oo iibin karta Cristiano Ronaldo

0

Himilo – Juventus ayaa ka arrinsaneysa in ay iibiso cayaaryahanka Cristiano Ronaldo xagaagan haddii loola yimaado dalab macquul ah.

Ronaldo ayaa illaa iyo immika u saftay Juventus 89 kulan isaga oo dhaliyay 65 gool. Si kasta, marka la eego culeysyada dhaqaale ee ka dhashay Karoona, waa laga yaabaa in la iibiyo laacibka reer Portugal.

Sida laga soo xigtay Tuttomercatoweb, Juventus ayaa iibineysa 35 jirka haddii loo keeno dalab macquul ah. Kooxda reer Talyaani ayaa aaminsan in iibinta Ronaldo ay xoojin karto xaaladda dhaqaale ee kooxda.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version