Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Kane: “Waa hadal qiimo badan aragtida macalin Zidane.”

Kane: “Waa hadal qiimo badan aragtida macalin Zidane.”

0

Muqdisho – Laacibka Harry Kane ayaa sheegay in faallada macalin Zidane uu ka bixiyay ay tahay mid dhamaystiran, xilli laacibkan uu isku diyaarinayo kulanka kooxdiisu la leedahay naadiga Liverpool.

Isaga oo ka war-celinayay aragtida macalin Zidane uu ka sheegay, Kane wuxuu tilmaamay inay la tahay mid horumaraya isaga oo ah laacibka u dheelaya kooxda Spurs-ka.

“Waxaan aalaaba filan jiray inaan leedahay daaqad guda-qarsan oo aan horumarin karo, mana ilahan inaan joojinayo middaas,” ayuu yiri.

“Waa weero dhiiri-gelin xanbaarsan kuwaas oo tayada xirfaddayda sare u dhiga marka shaqsiyad sidaas u weyn ay kaa bixinayso.”

Laacibka Tottenham ayaa 15 ku dhaliyay 15 kulan oo kooxda iyo Qarankiisa u saftay.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version