Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Koeman oo xaqiijiyay doonista Depay ee kooxda bisha January.

Koeman oo xaqiijiyay doonista Depay ee kooxda bisha January.

0

Himilo – Laacibkii hore ee Manchester United ayaa kamid ah ciyaartoyda lala xiriirinayo u dhaqaaqista Camp Nou.

Tababaraha Barcelona, Ronald Koeman ayaa calaamadeystay la saxiixashada Memphis Depay kaasi oo ka tirsan Lyon. Kahor inta uusan suuqa kala iibsiga xirmin  October 5, inkastoo heshiiska u dhawaa mid dhammaad u muuqanaya.

AD ayaa weydiisay haddii laacibka ay u dhaqaaqayaan bisha January, ayaa yiri: “Waa suuragal. Waan isku dayi doonaa, maxaa yeelay waxaan doonayaa in aan ku arko Barcelona, balse ma garanayo wax la xiriira xaaladda dhaqaale ee kooxda. Waan sugi doonaa”.

26-jirkaann ayuu dhacayaa qandaraaskiisa kooxda Lyon xilli ciyaareedka soo aadan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version