Home Habka-Nolosha Kooxda Manchester Oo Markii Seddexaad Laga Guulaystay.

Kooxda Manchester Oo Markii Seddexaad Laga Guulaystay.

0

Kulan ciyaareed ay yeesheen kooxaha Manchester iyo Watford oo isha lagu hayay, ayaa waxa uu ku dhamaaday seddex (3) iyo hal (1).

anthony-martial-of-manchester-united-runs-with-the-ball-clear-from-miguel-angel-britos-l-and-mario-suarez-r-of-watford-1
http://radiohimilo.so

kooxda Manchester United oo lagu ciyaarayay garoonkeeda  Vicarage Road ayaa waxaa looga badiyay seddex gool halka ay gashatay hal gool.

http://radiohimilo.so

Kooxda  Watford  ayaa hogaanak la wareegtay  daqiiqadi 34  waxaana goolka u dhaliyay Etienne Capoue  kadib markii uu caawin ka helay  Daryl Janmaat, waxaan qeybta hore lagu kala nastay 1-0.

Marki laysku soo laabtay United ayaa iska soo barbareysay goolka deynta ee lagu lahaa waxaana daqiiqadi 62 shabaqa ku hubsaday  Marcos Rashford.

http://radiohimilo.so

United  ayaa la wareegtay maamulka kubadda markii ay soo barbareeyeen , basle waxaa gool labad daqiiqadi 83 uga naxsaday  Zuniga., waxaana daqiiqadi 94  rigooro loo dhigay gool u badalay   Kabtan Troy Deeney ciyaartana ka dhigay 3-1.

Halkan Hoose Ka Daawo Ciyaaryahanada Labada Koox U Ciyaaray:-

http://radiohimilo.so

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version