Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha La kulan: Haweeney Eygeeda u kireysay diyaarad dhan

La kulan: Haweeney Eygeeda u kireysay diyaarad dhan

0

Himilo – Haweeney ku nool dalka India ayaa duulimaad diyaaradeed u kireysay keliya Eygeeda. diyaaradda oo aheyd nooca raaxada waxay Eyga ugu ijaaray lacag ka badan 3,300 doollar.

Duulimaadkan wuxuu ahaa mid gaaban oo qaatay keliya labo saac. Diyaaradda ayaa ka duushay magaalada Mumbai waxayna u socotay magaalada kale ee Chennai.

Diyaaraddan oo leh 12 kursi markay isaga safrayso Mumbai iyo  Chennai, hal fadhi ee kuraasteeda wuxuu ku qiimeysan yahay lacag gaareysa 270 doolar.

India dadka waa loo oggol yahay inay diyaarad kula safraan xayawaanada ay rabbaayadeystaan ugu badnaan labo balse horey ugama dhicin in Ey keliya diyaarad dhan loo kireeyo

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version