Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Dhaqaale La kulan: Nin lix shaqo isku dul wata si uu u kordhiyo...

La kulan: Nin lix shaqo isku dul wata si uu u kordhiyo dhaqaalihiisa

0

Himilo – Covid-19 wuxuu beddelay hannaankii shaqo ee dadyowga dunida oo dhan. Wuxuu qasbay in guryaha laga dhex shaqeeyo si loo badbaado.

Balse natiijada ka soo baxday waxay noqotay middaan la wada mahadin labadii sano ee la soo dhaafay, waxaa dhibaato noqday saacadaha shaqada oo intii hore ka badan.

Hase-yeeshee, waxaa jira dad guri ku shaqeynta uga faa’iideystay inay dhowr shaqo isku dul wataan si ay u kordhiyaan dhaqaalaha jeebkooda soo gala.

Waxaa aad loo wadaagay nin lix shaqo isku haya, wuxuu sheegay inuu saaran yahay waddadii geyn laheyd ama uu ku noqon lahaa milyuneer mustaqbalka dhaw.

Ninkan oo magaciisa qariyay ayaa Reddit u sheegay inuu shaqooyinkaas qabto isagoo guriga jooga. Wuxuu intaa raaciyay inuu 2022 keliya helay dakhli gaaraya $7,00,000.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version