Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad La kulan: Ninka masaska ooman waraabiya!

La kulan: Ninka masaska ooman waraabiya!

0
Nin mas ooman biyo siinaya

Himilo – Ninkan oo u dhashay dalka India waxaa laga soo duubay muuqaal isaga oo waraabinaya mas ooman –Nooca Kobraha – loo yaqaano.

Ninka oo ka shaqeeya xafiiska kaymaha ee India waxaa la arkayay isaga oo caag qajacle ah oo uu watay biyo ka siina maska, afkana ugu shubacaya.

Sida muuqaalka laga arkay ninka ayaa gacmihiisa mid maska ku taabanayay halka midda kalena uu biyaha afka kaga siinayay Kobraha si deggan oo cabsi la’aan ah.

Dhacdadan ayaan aheyn middii ugu horreysay ee la tebiyo sannadkii 2017 waxaa la soo bandhiyay nin  sidan oo kale mas harraadsan biyo ku siinaya Karnataka oo isla India ka tirsan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version