Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool oo isha ku heysa Arsenal daafaceeda Shkodran Mustafi

Liverpool oo isha ku heysa Arsenal daafaceeda Shkodran Mustafi

0
shkodran-mustafi

Himilo – Arsenal daafaceeda Shkodran Mustafi ayaa la werinayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Liverpool oo raba in ay soo qaadato bisha January ee dhammaadka ah.

Reds ayaa la rajaynayaa in ay la saxiixdaan daafac dhexe kahor inta aan la xirin suuqa kala iibsiga, laacibiinta Joel Matip iyo Fabinho ayaa badi noqday xiddigo loo adeegsaday daafaca kuwaas beddel u ahaa Virgil van Dijk and Joe Gomez oo kooxda dhaawac kaga maqan.

Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa dhawaan lala xiriirinayay in ay si amaah ah ugu dhaqaaqayaan New York Red Bulls daafaceeda Aaron Long.

28-sanno jirkaan ayaa keliya Gunners u ciyaaray saddex kulan horyaalka Premier League ololahaan  2020-21 isaga oo aan kamid aheyd safka koowaad ee naadiga.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version