Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool oo isku dayeysa soo qaadashada Memphis Depay

Liverpool oo isku dayeysa soo qaadashada Memphis Depay

0

Himilo – Liverpool ayaa quudareneysa in ay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Lyon iyo bartilmaameedka Barcelona xiddiga lagu magacaabo Memphis Depay.

Laacibka qaranka Netherlands ayuu qandaraaska uu ku joogo  Groupama Stadium waxa uu ku egyahay dhammaadka fasalkan.

Barca ayaa si weyn u dooneysay 27 sanno jirkaan kaasi oo 18 bilood oo aan guuleysan kusoo qaatay kooxda Manchester United.

Si kastaba The Mirror ayaa ku warrameysa in Liverpool ay isku dayeyso soo qaadashada Depay.

Depay ayaa dhaliyay 74 gool halka uu caawiyay 52 gool kaddib markii uu saftay  173 kulan isaga oo u ciyaaraya Lyon.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version