Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Lukaku oo adduun lacageedkii ugu badnaa Everton ka qaadanaya kadib gelista heshiis...

Lukaku oo adduun lacageedkii ugu badnaa Everton ka qaadanaya kadib gelista heshiis cusub

0

Everton (Radiohimilo) – Romelu Lukaku, wuxuu noqonayaa ciyaaryahankii ugu horreeyey ee toddobaadkii ka qaata 100,000 oo Gini xilli uu ku dhow yahay inuu heshiis cusub lagalo kooxdiisa ku ciyaarta Goodisan Park ee Everton.

Weeraryahanka reer Biljam ayaa heshiiskiisu ku eg yahay bisha June, 2019 – hayeeshe Everton ayaa wada-hadallo kula jirtay wakiilkiisa Mino Raiola taniyo xagaagii hore.

Tababaraha Everton ayaa niyad-wanaag ka muujiyay inuu xaaladda ciyaarayahan Lukaku ay hagaag ku dhameyn doonaan, si lamid ah, heshiisyo ay ka saxiixeen Leighton Baines, Gareth Barry iyo Mason Holgate toddobaadkii hore.

Lukauku ayaa 34-jir u dhashay dalka Biljamka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version