Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Caafimaad Maalinta caalamiga ee Tubaako la’aanta

Maalinta caalamiga ee Tubaako la’aanta

0

Himilo FM – 31-ka May maanta oo kale waxaa dunida looga aqoonsaday maalinta ka hortagga cabbistaTubaakada. Tubaakadu waxa ay dishaa in ka badan 8 milyan oo qof sannad kasta.

In ka badan 7 milyan oo ka mid ah dhimashadoodu waa natiijada ka dhalata isticmaalka tooska ah ee sigaarka, iyada oo qiyaastii 1.2 milyan oo qof ay tahay natiijada dadka aan sigaarka cabbin balse uu saameeyo qiica sigaarka, sida uu sheegay Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO).

Halku dhegga sannadkan waa “ Tubaakada iyo caafimaadka sanbabaha”.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version