Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Man United iyo Man City oo ku dagaalamaya Saul Niguez

Man United iyo Man City oo ku dagaalamaya Saul Niguez

0

Himilo – Manchester United iyo Man City ayaa lagu soo waramayaa inay dalabaad u dirayaan khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Saul Niguez dhammaadka 2020-ka.

Si kasta, inkasta oo qandaraaska laacibka reer Spain uu ku egyahay 2026-ka, haddana waxaa la soo warinayaa in kooxda ka cayaarta La Liga iibineyso Saul xagaaga.

Marka la fiiriyo wararka ka soo baxaya Spain, United iyo City ayaa qiimeynaya xaaladda kahor inta aysan dalab u dirin cayaaryahanka.

Inkasta oo Atletico Madrid ku qiimeynayso laacibka adduun dhan €150 Milyan haddana kooxaha Ingriiska ayaa doonaya inay wadahadal ka galaan qiimaha.

25 jirka ayaa dhaliyay 38 gool 284 kulan oo ah dhammaan tartamada oo idil.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version