Home Cayaaro Manchester City oo dooneysa da’yar katirsan PSG

Manchester City oo dooneysa da’yar katirsan PSG

0

Himilo – Manchester City ayaa bartilmaameed ka dhiganaysa da’yarka kooxda PSG ee Edouard Michut.

17 jirka ayaan wali u safan kooxda koowaad ee PSG laakiin Barcelona ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inay xiiseynayso cayaaryahanka.

Sida laga soo xigtay Sports News, Manchester City ayaa dooneysa inay iibsato inta ka harsan qandaraaska cayaarayahanka ee da’yarta PSG laakiin waxay ku qasban tahay kooxda inay sugto illaa xagaaga danbe.

Warbixinnada ayaa tilmaamaya in kooxo ka socda Spain iyo Talyaaniga isha la raacayaan laacibka si ay uga saxiixaan heshiis cusub.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version