Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Manchester City oo heshiis kordhin u sameeneysa Gabriel Jesus

Manchester City oo heshiis kordhin u sameeneysa Gabriel Jesus

0

Himilo – Manchester City ayaa lagu warramayaa in Gabriel Jesus siin doontaan fursad uu heshiis kordhin ugu sameynayo isla markaana mushaarkiisa laba lab loogu dhigo doono.

Citizens ayaa sidoo kale waxa ay heshiiska u kordhin doontaa tababare Pep Guardiola iyo xiddigaha Kevin De Bruyne iyo Phil Foden.

Sida ay ku warrameyso Daily Star, Jesus ayaa noqon doonaa dookha xiga ee heshiiska loo kordhin doono qorshe macalin Pep uu ku doonaya inuu ku fara-adeego xiddigihiisa sar sare.

Waxaa sidoo kale suuragal ah in iyagana mushaarka loo kordhiyo Raheem Sterling iyo Kevin De Bruyne, sida uu daabacay Daily Mail.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version