Home Habka-Nolosha Manchester City oo u dhaqaaqeysa Eden Hazard

Manchester City oo u dhaqaaqeysa Eden Hazard

0

Muqdisho – Manchester City ayaa diyaar u ah inay 150 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga Chelsea Eden Hazard, sida laga soo xigtay Sunday Mirror.

Hazard oo haatan qandaraas kula jira Blues ayey City raadineysaa inay Real Madrid kula tartanto saxiixa ciyaaryahanka reer Belgium ee Eden Hazard.

Inkastoo City ay diiday inay lacag badan kasoo bixiso Alexis Sanchez ka hor inta uusan ku biirin Manchester United, hadana waxay aamisan yihiin in Hazard uu u qalmo qiimo weyn, Pep Guardiola ayaana doonaya inuu soo xera galiyo kubbad sameeyahaan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version