Home Habka-Nolosha Manchester United oo u dhaqaaqeysa saxiixa Nemanja Matic

Manchester United oo u dhaqaaqeysa saxiixa Nemanja Matic

0

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa beegsaneysa wiilka qadka dhexe uga cayaara kooxda Chelsea Nemanja Matic.

Macallin Jose Mourinho oo iminka metela United ayaa sanadkii 2014 markale ku biiriyay Matic kooxda Blues isagoo kasoo kaxeystay kooxda Benfica, wuxuuna laacibku saaxiib dhow la yahay Special One.

27 jirka reer Serbia ayaa soo laabashadiisa Chelsea metelay kooxda Galbeedka London wax ka badan 100 kulan, isagoo iminka kula jira qandaraas dhici doona 2019.

gianlucadimarzio.com ayaa ku warameysa in Jose Mourinho uu u dhaqaaqi doono sidii uu u soo geba gabeyn lahaa saxiixa Matic.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version