Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Diinta Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 2aad”

Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 2aad”

0

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Kitaabka Safiinatu Nagaa ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa idaacadda Himilo u duubay Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamed Cali Gurey.



https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2019/03/casharka-2aad-ee-safiinatu-najaa.mp3


NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version