Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Tafsiirka Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 174aad”

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 174aad”

0

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.

Maqal Casharka 174aad

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version