Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Marca: Barcelona ma sameynayso saxiixyo cusub suuq furanka Janaayo

Marca: Barcelona ma sameynayso saxiixyo cusub suuq furanka Janaayo

0

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in aysan qorsheynayn saxiixyo cusub oo ay sameyso suuq furanka bishan Janaayo.

Goor sii horreysay, kooxda reer Catalan ayaa lala xiriiriyay magacyada ciyaaryahanno waaweyn xilli la filayo in ciyaaryahanno ka tagaan garoonka Camp Nou.

Si kasta, Marca ayaa tilmaameysa in Ernesto Valverde uu hadda ku farraxsan yahay awooda safka kooxdiisa.

Wararka ayaa intaa raacinaya in maamulaha Barcelona uu doonayo in daqiiqadaha uu u qeybiyo ciyaaryahanadiisa heerka sarre 5-ta billood ee soo socota.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version