Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Mark Hughes: ‘Xherdan Shaqiri wuu ku faraxsanyahay Stoke kamana tagi doono bisha...

Mark Hughes: ‘Xherdan Shaqiri wuu ku faraxsanyahay Stoke kamana tagi doono bisha January.

2

Muqdisho – Tababaraha Stoke City Mark Hughes ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in Xherdan Shaqiri uusan dooneynin inuu ka tago kooxda, isagoo sheegay in dalab kasta oo January ah la diidi doono.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Switzerland ayaa 12 kulan u saftay Premier League xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyay seddex gool, shan kalana caawiye ka noqday.

Potters ayaa haatan ku jirta kaalinta 15aad, kaliya seddex dhibcood ayay ka sareeya halka looga laabto horyaalka, laakiin tababaraha Stoke ayaa kalsooni ku qaba in Shaqiri uu ku faraxsan yahay kooxda.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version