Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Daraasad Maxaa kaaga imaan kara ku jimicsiga meel leh hawo wasakheysan?

Maxaa kaaga imaan kara ku jimicsiga meel leh hawo wasakheysan?

1

Himilo – Sida lagu ogaaday cilmi baaris cusub ku jimicsiga meelaha ay ku badan tahay hawada wasakheysan waxay saameyn ku yeelan kartaa maskaxda.

Ciyaaraha qaar sida kubbadda cagta, kubbadda miiska iyo orodka waxay qofka ka caawiyaan inuu ka badbaado xannuunada maskaxda sida waalidda.

Balse dadka ku jimicsada meelaha hawada wasakhaysan ma helaan faa’iidadaas. in ka badan 8,000 qof oo la wareystay ayaa laga xaqiijiyay xogtan.

Dr. Melissa Furlong oo hormuud uga aheyd jaamacadda Arizona ayaa sheegtay in hawada wasakhaysan ay dhibaatayn karo wareegga dhiigga iyo lakabyada gudaha ee maskaxda.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version