Home Habka-Nolosha Mo Farah mar kale Guul gaarsiiyay Great Britain

Mo Farah mar kale Guul gaarsiiyay Great Britain

0

Laacibka ku caan baxaya orodka dheer ee 10,000iyo 5,00 Mo Farah oo asalahaa kasoo jeeda dalak Soomaaliya basleGreat Britain ku matalaya ciyaaraha Olombikadda Adduunak ayaa taariikh u dhigay Great Britain markii uu xalay noqday laacibki ugu horeeyay aee afar billadood oo dahab ah ku guuleysta ciyaarah Olmobikadda duunak qeybta Orodka.

Farah ayaa ka adkaaday Hagos Gebrhiwet oo Ethiopia u dhashay iyo Bernard Lagat oo dalka Mareyka u tartamayay.
1. Mo Farah (GBR) – 13:03.30
2. Hagos Gebrhiwet (ETH) – 13:04.35
3. Bernard Lagat (USA) – 13:06.78

Great Britain ayaa hada kalinta labaad kaga jira kala sareynta dhanka Billadaha waxayna uruursadeen 27 Billadood oo dahab ah,22 qalin iyo 17 maar ah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version