Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Muxuu Ibrahimovic ka yiri dhibaatada heysata Jose Mourinho?

Muxuu Ibrahimovic ka yiri dhibaatada heysata Jose Mourinho?

0

Muqdisho – Wareysi uu siiyay Daily Mirror, Weeraryahanka Los Angeles Galaxy iyo bartilmaameedka  AC- Milan ayaa daafacay tababarihiisii hore ee Jose Mourinho, kaasi oo booskiisa kooxda si aad ah loo xiriirinayo Zinedine Zidane, waxaana lagu soo waramayaa inuu bedel u yahay tababaraha reer Portugal.

“Jose waa midka ugu horeya dhammaan,sababtoo ah isagu waa guuleyste.Waxa uu sameynayaa wax walba oo uu ku guuleysan karo “ayuu yiri Ibrahimovic.

“Wuxuu ogyahay kubada cagta,wuu ogyahay sida loo akhriyo ciyaaraha, waxaana uu xakameyn karaa kulamada iyo maskaxda ciyaartoydiisa. Waxaan xusuustaa markii uu yimid Inter,wuxuu sameeyay qof walba in uu u ciyaaro 200%, ma ahan kooxda, laakiin isaga ayuu u ciyaaraa”.

Dadka jaahiliyaashu waxay ku hadlaan  hab ku saleysan kibir, laakiin dhab ahaantii, waa kalsooni. Miyuu jiraa xukun ku saabsan waxa qofku ku guuleysan karo iyo kibirkii? Ayuu ugu danbeyn hadalkiisa kusoo xiray Ibro.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version