Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Nin si kadis ah u liqay Caday

Nin si kadis ah u liqay Caday

0

Himilo – Caday amaba rumey dhirirkiisu yahay 19cm ayaa laga soo saaray caloosha bukaan xanuunsanaa 24-saac.

39-jirkaan ayaa doonay inuu nadiifiyo qeybta danbe ee carabkiisa markii uu si kadis ah ugu fakaday cadaydii uu isticmaalayay.

Dhul gaaraya 100km ayuu u jaray si uu helo xarun caafimaad oo kasoo saari karta cadayga uu liqay.

raajo la saaray calooshiisa ayaa lagu ogaaday , taas oo keentay in ugu danbeytii uu maro qalliin guuleeystay.

Dad ka aragti dhiibtay dhacdan ka dhacday Hindiya ayaa ku taliyay in laga taxadaro cadeyga marka lagu nadiifinayo afka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version