Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Nolosha Farshaxaniistaha sameeya agabka dhallinyarada, dhegeysi

Nolosha Farshaxaniistaha sameeya agabka dhallinyarada, dhegeysi

0

Ismaaciil Haashim; waa wiil dhallinyaro ah oo ku xamaasha sameynta alaabaha dadka jecelyihiin sida gacan qabsiga Taleefanada, Calamada Dowlad Goboleedyada, iyo farshaxanka guryaha la dhigto.

Waxaa uu shaqadan ku guda jiraa shantii sano ee ugu dambeysay,waxaana uu wax uu halkaas ka helo ku maareeyaa nolosha qoyskiisa. Hanaa Maxamed Maxamuud oo la kulantay ayaa warbixintan ka diyaarisay.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version