Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Paris Saint-Germain oo ku sii dhawaanaysa saxiixa Paul Pogba

Paris Saint-Germain oo ku sii dhawaanaysa saxiixa Paul Pogba

0

Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa isku diyaarinaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba sida ay sheegayaan wararku.

Ku guuleystaha Koobka Adduunka 12-kii bilood ee dhammaatay waxaa mustaqbalkiisa ku hareereysnaa xogo ah inuu baxayp, iyadoo 28-sano jirkaan qandaraaskiisa Old Trafford uu dhacayo bisha June.

Sidaas darteed, Pogba ayaa haatan xor u ah inuu ka hadlo oo uu heshiis hordhac ah la galo kooxaha Yurub ka hor inta uusan xagaaga si xor ah ugu wareegin.

Pogba ayaa dhawaan kasoo laabtay dhaawac uu uga maqnaa kooxda Man United, waxaa u diiwaan gashay saddexdii kulan ee ugu dambeeyay safashadiisa hal gool iyo hal caawin.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version