Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday soo qaadashada kabtan Sergio Ramos

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday soo qaadashada kabtan Sergio Ramos

0

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Sergio Ramos kaasi oo ay rabaan in ay la galaan heshiis seddex sanno ah oo uu ku joogayo Parc des Princes.

34 sanno jirkaan ayaa dhawaan gaaray goolkiisii 100 ee Los Blancos, balse Ramos waxa uu ku jiraa sannadkiisii ugu danbeeyay ee qandaraaskiisa naadiga tabababre  Zinedine Zidane.

Sida ay ku warrameyso AS, PSG ayaa diyaar u ah in laacibkaan soo qaataan isla markaana ka saxiixdaan heshiis seddex sanno ah oo uu naadiga ku joogayo isaga oo kooxda ka dhisan caasimadda France sannadkii ka qaadanaya adduun lacageed dhan  £18m.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version