Home Habka-Nolosha Pogba oo dhuumasho ku soo gaaray Manchester.

Pogba oo dhuumasho ku soo gaaray Manchester.

0

Maanta oo axad ah ayuu caafimaadka u marayaa Manchester united  Paul Pogba.

Xidigaan reer France ayaa soo dhameystay fasaxii uu ku joogay USA, waxaana la ogaaday inuu caafimaad ku mari doono maanta Magaalada Manchester ka hor inta aysan Red Devils ku dhawaaqin saxiixiisa maalinta Isniinta ah.

Xalay fiidnimadii (Sabti) ayuu soo gaaray magaalada Mancheter,

Pogba kuma cusba Macnhester United oo sanadii 2012kii ayuu si xor ah uga tagay, markaas oo uu ka waayay booska joogtada ah.  Afar sano oo aad loo jecleysto ayuuna Turin kusoo qaatay Pogba.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version