Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Daraasad Qalab ogaan kara qofka been sheegaya oo la soo saaray

Qalab ogaan kara qofka been sheegaya oo la soo saaray

2

Himilo –  Seynisyahanno ka tirsan jaamacadda Tel Aviv ayaa sheegay inay horumariyeen qalab si wanaagsan u sheegi kara marka ay dadku been sheegayaan.

Qalabkan cusub ayaa awooda inuu baaris ku sameeyo muruqyada wejiga qofka isagoo adeegsanaya ileys uu ku ifinayo maqaarka marka qofka la hor dhigo.

Aqoonyahannada hal abuurkan cusub la yimid ayaa sheegay in agabkan wuu ka wanaagsan yahay noocyo tiknoloji oo horey loo isticmaali jiray.  

Professor Dino Levy oo ka mid ah hindiseyaasha qalabkan ayaa sheegay in loo adeegsan karo baaridda fal danbiyeedyada iyo wareysiyada shaqada.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version