Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Manchester City iyo Southamoton.

Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Manchester City iyo Southamoton.

0

Muqdisho – Kooxda City ayaa sanadkan markii saddexaad fakanaysaa daqiiqadaha dhimashada horyaalka, waxaa xusid mudan in saddexdaas kulanba uu City dhibcaha siiyey Raheem.

Hadaba Sterling ayaa qiimeyntan meel fiican kasoo galay wuxuuna kamid yahay laacibiinta la siiyey qiimeynta ugu fiican ee kulakan.

Qiimeynta Ciyaartoyda:

Man City: Ederson (7), Walker (7), Kompany (6), Otamendi (6), Delph (6), Gundogan (6), De Bruyne (7), Fernandinho (7), Sterling (8), Aguero (6), Jesus (6)

Subs: Bernardo Silva (6), David Silva (6)

Southamoton: Forster (9), Soares (8), Yoshida (8), Hoedt (7), Van Dijk (7), Bertrand (7), Romeu (7), Hojbjerg (7), Lemina (7), Redmond (6), Long (6)

Subs: Austin (6), Boufal (8), McQueen (6).

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version