Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Quique Setien oo Barcelona sii joogaya

Quique Setien oo Barcelona sii joogaya

0

Himilo – Tababaraha Barcelona Quique Setien ayaa sii joogi doonna kooxda kaddib markii uu wadahadallo adag la qaatay madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu Axaddii tagtay.

Kooxda reer Catalan ayaa laga qaaday horyaalka Spain ee La Liga oo ay ku guuleysatay Real Madrid.

Si kasta, sida laga soo xigtay Evening Standard, wadahadallada ayaa go’aamiyay in tababaraha uu joogi doono kooxda illaa lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League.

Warbixinnada ayaa tilmaamaya in maamulka kooxda uusan diyaar u aheyn in uu immika sameeyo isbadal.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version