Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Rafael Benitez oo ku soo laaban kara Newcastle United

Rafael Benitez oo ku soo laaban kara Newcastle United

0

Himilo – Rafael Benitez ayaa la soo wariyay in loo bandhigay fursad uu ugu soo laaban karo kooxda Newcastle United mustaqbalka dhaw.

Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa doonaya in uu iibsado kooxda. Haddii wadahadallada gaaraan meel wanaagsan, The Sun ayaa tilmaameysa in milkiilayaasha cusub dib ula midoobi doonaan Benitez inta lagu guda jiro xagaaga.

Kaddib markii uu heshiis cusub la qaadan waayay Mike Ashley, Benitez ayaa u dhaqaaqay kooxda ka dhisan Shiinaha ee Dalian Yifang kahor bilaabashada ol-olahan.

Isaga oo heysta miisaaniyad yar, Benitez ayaa ku guuleystay 6 cayaar oo asal ahaan kamid ahaa 146 kulan oo uu maamulayay Newcastle United intii u dhaxaysay Maarso 2016 illaa June 2019.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version