Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Real Madrid oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan kooxda Valencia

Real Madrid oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan kooxda Valencia

0

Himilo – Real Madrid ayaa la werinayaa in ay u dhaqaaqayso daafaca danbeedka bidix Spanishka  ee Jose Luis Gaya.

Los Blancos ayaa xiddigan u aragta beddelka ugu macquulsan ee Marcelo, kaasi oo la filayo in uu ka dhaqaaqo naadiga caasimadda dhammaadka fasalkan.

Sida ay ku warrinayo warsidaha Spain ee Fichajes, Real Madrid ayaa ku biirtay tartabka loogu jiro saxiixa Jose Luis Gaya. Zinedine Zidane wiilashiisa ayaa wajihi doona duulaan adag oo kaga imaanaya kooxaha Atletico Madrid iyo  Barcelona oo ku aadan adeegga xiddiga.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version