Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Ruushka: Bishii Janaayo ee sannadkan ayaa noqotay tan ugu mugdiga badan

Ruushka: Bishii Janaayo ee sannadkan ayaa noqotay tan ugu mugdiga badan

0

Himilo – Dalka Ruushka, bishii Janaayo ee la soo dhaafay ayaa sameysay rikoor cusub marka la fiiriyo wakhtiga ay qorraxda soo baxdo islamarkaana dhacdo. Waxaa lagu tiriyay bishii ugu mugdiga badneyd magaalada Moscow tan iyo muddo 20 sanno ah.

Sida uu ku soo waramay bogga wararka saadaasha hawada ee Mythonostosti, qorraxda bishii Janaayo ee 2020-ka ayaa soo baxday inka yar inta la filayay. Waxay keliya soo baxday 11 saacadood oo noqonaysa markii ugu horreysay qarniga socda.

Rikoorkii hore waxaa loo diwaan geliyay bishii Janaayo ee sannadkii 2004-tii markii qorraxda soo baxday keliya 13 saacadood.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version