Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Sakho: “Wali waxaan rabaa inaan isaga tago West Ham.”

Sakho: “Wali waxaan rabaa inaan isaga tago West Ham.”

0

Muqdisho – Diafra Sakho ayaa ku adkeysanaya inuu doonayo ka tegitaanka West Ham xittaa isku daygii fashilmay oo uu ugu dhaqaaqi lahaa Rennes.

Laacibka xulka Qaranka Senegal oo kooxda West Ham kusoo biiray sanadkii 2014 ayaa sii jeedaalinay suuragalnimada ah sidii uu ugu wareegi lahaa horyaalka Faransiiska.

Sacho wuxuu dhaliyay 12 gool 26 kulan oo uu  saftay naadiga, hayeeshe wuxuu ku fashilmay inuu booska joogtada ah ee kooxda kamid noqdo.

“Wali waxaan doonayaa inaan dhaqaaqo,” ayuu yiri. “Aaalaaba waan caddeeya. Ma qariyo. Waxan rabaa inaan deegaan bedesho. Waxaan halkan ku qaatay saddex sano oo cajiib leh.”

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version