Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Salah Oo Dheeraystay Hogaanka Gooldhalinta Premier League

Salah Oo Dheeraystay Hogaanka Gooldhalinta Premier League

0

Himilo-Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii dheeraystay Gooldhalinta premier league xilli ciyaareedkan.

Salah ayaa dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu garaacday Man City kulan ka dhacay Etihad.

Salah ayaa dhaliyay goolkisii 25-aad ee Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Mohamed Salah ayaa ugu yaraan 6 gool ka horeeya xiddiga ugu Soo dhaw ee tartanka Gooldhalinta kaas oo ah xiddiga Man City ee Erling Haaland.

Haaland ayaa leh 19 gool oo premier league ah ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddigaha Alexander Isak iyo Erling Haaland kuwas oo leh min 19 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Chris Wood oo u ciyaarta kooxda Nottingham Forest kaas oo leh 18 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Brentford ee Bryan Mbeumo kaas oo leh 15 gool.

 

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version