Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Sanchez oo iska diiday dalab dhan £21 milyan.

Sanchez oo iska diiday dalab dhan £21 milyan.

0

Muqdisho – Laacibka dibad-doonka ka ah naadiga Arsenal, Alex Sanchez ayaa lagu soo warramayaa inuu iska diiday dalab adduun dhan £21 million oo kaga yimid horyaalka dalka Shiinaha, sida ay sheeganayso The Sun.

The Sun ayaa sheegaysa inuu taasi uga golleeyahay usii gogol xaarista kooxda Manchester City oo aad u xiisaynaysa.

Laacibka ayaa laga diiday maalinta kama danbeys ah in loo yeelo uga tegistiisa Arsenal dhinaca City xagaagii dhamaaday, maadaama kooxdu aysan helin bedelkii ay booskiisa ku buuxin lahayd.

Hebei China Fortune ayaa xiddigan usoo ban-dhigtay £400,000  inuu qaato toddobaadkiisa si ay kaga soo dhaqaajiso horyaalka EPL. Wuuse ku gacan-seyray laacibkan reer Chile.

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version